Skip to main content

Posts

Featured

sirta hormarka iyo taajirnimada

sirta lacag samaynta waxa aad badanaa aragtaa nin lacag sameeyay oo taajir noqday waanad ku hodantaa oo isku daydaa wuxuu sameeyo inaad samayso. adiga oo is bar-bardhig iskula samaynaya nolosha khiyaaliga ah ee social mediaha ka jirta. dabcan waad is yastaa isna xaqirtaa adiga oo eeda saaraya waalidkaa, xaalada aad ku jirto iyo IWM. manta waxa aan halkan kugula wadaagi doonaa sirta ka dambaysa taajirnimada: farshaxanka dhisida caqliga: Maskaxda bini'aadamku waxa la sheegaa inay tahay 2.2 million GB ayna shay focus ka saari karto 45minutes xidhiidha. Hadaba maxaa iskaga xidhan in lacag la sameeyo iyo in caqliga la dhiso? Waxa iskaga xidhan xeelada iyo ka fa'idaysiga xaalada markaas taagan  ( ''hadii dadka hantiila yaasha ah oo dhan hantida looga soo qaadi lahaa dadka dabaqada hoose iyo dhexe ku nool, 10 sano dabadeed waxa la arki lahaa iyaga oo hantiilayaal dib u noqday) sababtuna waa hab fikirka. Uma baahnid inad cid ku dayato si aad lacag u samayso, samee wado kuu goon...

Latest posts

sideen ku bartay inaan naftayda jeclaado

5 talaabo oo naftaada kor u qaadaya

xikmado

sidee bulshaawi u noqon kartaa?